RH: Waaxda cadaaladda ee magaalada Kolding ee dalka Denmark ayaa maxkamad saartay labo nin oo lagu eedeeyay khiyaano culus oo ka dhan ah dad shacab ah. Eedeysanayaashan oo da'doodu kala tahay 32 jir iyo 24 jir ayaa lagu soo oogay 13 dacwo, halka ninka 32 jirka ah lagu soo oogay afar dacwo oo dheeraad ah.
Warar
May
19
/2023
May
14
/2023
May
07
/2023
Pagination
- Previous page
- Page 34
- Next page